Sunday, January 21st, 2018
.

DAAWO VIDEO:Madaxweyne Farmaajo Oo Wadooyin badan Kaso Xiray Soomaliland Mudo yar Gudaheeda..

,
Published on January 12, 2018 by   ·   1 Comment

Soomaliland Ayaa u Aragta Inuu Madaxweynaha Soomaaliya oO Xilka Haya Wax ka Yar 1 sanad Iyo badh Inuu Kasoo xidhay Wadooyin badan Oo Ay Ku Gor Gortami Jireen Gooni isku taagooda inay haystaan,Xili Somaliland Maamul Cusub Uu talada Qabtay.

halkani Riix Video Farmaajo VS Soomaaliland

Qudobada Uu kasoo xiray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi farmaajo waxa Kow Ka Ah Hawada Soomaaliya Oo laga Mamaulayo magaalada Muqdisho,Taasi oo sabab U Noqonaysa Calamka In Diyaaradahooda Aysan iska Tagin Haegeysa Amar La’aan.

Sidoo kale Waxa Ka mId Ah Dowladaha Imaradaku hogaaminayo Oo cadaadis Kala kulmaya Dowlada Soomaaliya Inay Danahooda Siyaasada Ku yeeshaan Soomaliland ,waxana Ka mid Ah saldhigooda Berbera Oo ilaa Hada Suuro galin Inuu Shaqeeyo.

Geesta Kale Madaxweynaha Somaaliya Ayaa Kala Fur Furay  Siyaasada  Sool,Sanag Iyo cayn waxana  Arinta Ugu danbeeyey Tahay Shirkii Buuro wadal Iisimada Go’aanka Ka Soo Saareen oo uu tagerayey Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi farmaajo.

Doodani hadaba waxa Lagu Eegaya Doorka Siyaasada Dowlada Soomaaliya Hada Soomaliland Ku leedahay  Dhanka Siyaasada.

.

Readers Comments (1)

  1. Dab La Ridey says:

    Muusa Biixi waatuu Oran jiray anigaa keeni kara ictiraafka somaliland Bal maanta waa looga Fadhiyaa in uu keeno Bal Dawlad Ictiraafta Somaliland.

    Ha Wareegto Giraanu !!



FEATURED VIDEO

wararkii hore

DAAWO VIDEO:Beesha Ugaadh yahan Oo Ciidamo Ugu badnaa Geeyey Sool Si S/land Ula Dagaalaan Tukaraq.

January 19, 2018
Wararka ka imanaya deegaanka Gadqaboobe ee gobolka sool ayaa sheegaya in ciidamo beeleed beesha ugaadhyahan siyaad ay soo gaadheen deegaanka godqaboobe ...

DAAWO VIDEO:Sir Badan Ee ku Duugan Heesta Bar Bar Waraysi fanaan Omar..

January 18, 2018
Waca Baryahani qabsaday Baraha Bulshada Hees Lagu magacabo bar bar Oo Dhawaan Soo Duubayeen fanaanin caan Ah iyo ...

DAAWO VIDEO:Cali Khaliif Yaa Laascaanood ku Soo Dhaweeyey 18 Sano ka dib Iyo Soodhaweyn la’aan.

January 18, 2018
Cali khaliif Galaydh Ayaa Mudo badan kadib Heshiiskii Uu Kula Heshiiyey Soomaliland waxa Uu tagey magaalada Laascaanood Isaga ...

DAAWO VIDEO:Banaan Baxyadii Cadaado Ee Shirka MD Farmaajo Dhuuramareeb Looga Soo Horjeedey

January 18, 2018
Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud maanta oo Khamiis ah ka dhacay Banaanbax looga soo horjeedo shirweynaha Galmudug iyo ...

DAAWO VIDEO:Sida Cajiiba MD Gaas Dhuusamareeb Loogu Sameeyey”Wiilkayagiiyow Soodhawoow”

January 17, 2018
Madaxweyne Gaas ayaa waxaa Dhuusamareeb si wadajir ah ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo ...