DAAWO VIDEO:Faysal cali waraabe Oo Beena Waas Ku tilmaamay Cali Khaliif,Heshiiskiina Somaliland Fulisey.

Xili Uu Dhawaan Sheegay Dr cali khaliif inaysan Soomaliland Wali fulin heshiiskii Ay wada Galeen Ayaa waxa Arinta Ka hadlay Cali Khaliif galaydh.

waxa Uu ku Tilmaamay Inay Soomaliland fulisey Dhamaan Qodobada Ay kula Heshiyeen cali khaliif galaydh.

Sidoo kale Waxa Uu ka Hadlay Madaxweyne Farmajao oo muuse Biixi cabdi Kula Kulmi doona dalka Jabuuti.

Halkani Riix Video Daawo

22 Comments

  1. Nin Waalnaan jirey baa beri lagu yiri war Hebelow mansha allah waad bogsatey oo qurux iyo shacni baa kaa muuqda wuxuu ku jawaabey

    ” Ma Bogsane Dadki Baa isoo Gaadhay ”

    Sheekadda Faisal cali Waraabe iyo Cali khaliif Galeyr Haatan waaba Sidaas.

  2. Maafiyadu iyo budhcadda siyaasadeed waa tuugo ay dan uun ka dhexeyso. Waa wada dulli diinta iyo ka madhan wax walba oo ay gobtu xeeriso oo kuna dhaqanto.

    Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo keli ah ayaa qaran iyo dawlad daleed ba ka ah min Saylac ilaa Raas Kaambooni. Waxii ka baxsani waa uun khayaal iyo khiyaano lagu daneysanayo. Duulkan kuwa ka daba dhacsani sow dad ugu ma liitaan?

  3. SALAAN GOOBEED & MAHAD NAQ BALLAADHAN:

    @ Abaanduule Atoor & Suldaankeena Karaamada Leh ee Dab La Ridey,

    Iga guddooma salaanta gobta taariikhda dahabiga leh u khaaska ah iyo mahad naq kal iyo laab ah labadiina iyo Marwooyinka kala ah Gabar Harti iyo Sagal.

    Xaq u dirirka iyo difaaca dadka laga gardaran yahay weeye sifada ugu qiimaha badan ee aad ku caan baxdeen oo aan anigu aadka idin ku qaddariyo.

    Qaabka aad labada midh ee weli qaddiyaddii idlaatay ee SNM la dawakhsan daaqadda uga la baxdaan baan aad uga helaa xaqiiqdii. Qosol baan rakaadaa.

    THANKS SONS & DAUGHTERS OF THE MAJESTIC HARTI DYNASTIES!

  4. Waxba yaan farta lagu godin Faydsal Cali Warabe iyo Gallaydh, siyaasiyiinta hadda ka talinaya Somali waxba isma dhaamaan…balse waxaa laga yaabaa inaan ugu kala hiillinno qabyaalad iyo beelaysi aan ula kala safannoo…Wax miyir qaba maanta ma arag kuwa waalida soo hadal qaadoow!!..Dhanka Madaxa in loo badan yahay ayay dad badan tilmaamayaan !!

  5. @ Dablariday,

    Ina adeer siyaasiintu ma wada waalna ee qaar ay qabyaaladi madax martay iyo dar uu damacu maan maray ayaa dalka qasaya.

    Inteenan reer Woqooyi Bari is la ahi cid qabyaalad oogu ma eexanno oo cid na ooga ma eexanno. Runtu sida ay tahay iyo sarartu meelaha ay ku qudhuntay ayuun baynu farta ku fiiqnaa. Sida aan garanayo madaxda Puntland iyo Farmaajo ba had iyo jeer toos ayaynu u qaniinnaa oo xaqa uga sheegnaa.

    Bal carr inoo sheega naf Isaaq mise Hawiye ah oo madaxdooda weliba dulmiga ku taagan wax ka sheegaya. Adiga oo Dhulbahante u dhashay in aad sidaas u fikirto waa kugu qalad.

  6. waxaan la yaabanahay waxa labada nin ee halkaan ku jiraa u doorbideen isku hal magac oo ah dablari day.
    inta caalamka alle magac badiyey waxay idinka qabsatay inaad isku qabsataan magac kalia idinkoo wali caada iskhilaafsan
    cmon man!

  7. SAAN horey usoo tibaaxay cali ordaaye wax aan ku eedo ilaahay baa isoo daystaye ma hayo, waxaa ugu wacnaan kara ma aha isagii nin maal, mood iyo martaba haysta. waa nin qaawan oo sidii maro babanaysa meeshii hadba dabayshu u dhacayso iskaga ceelalyooda. hadaba maxaan kala yaabayaa ku jare ka laadlaada.
    intaas waxaa dheer saan malayn karo inkastoo aanan hubin in naagtuu qabo oo laygu yiri waa naag reer gaalkacyo ah ay uga dhaaratay haduu u keeno naag kaleeto ay bustaha banaanka u dhigayso. marka intii uu kasoo maqnaa maraykanka oo uu ololaha qaatumo ha ahaato ama kan soomaliland ha ahaatee soow qatooyo uma ahayn? iska malee jawaabtu waa haa, hadii kale walaan minisota fadhi iyo faydo toona u oolin. cali ba’ iyo hoog baa iskugu darsoomay.
    alle igu ogyahay sadex maalmood oo is xiga hadaan dumar ka qatanaado alle igu ogyahay waxaan noqonayaa sakhraan sidiis, daandaan miyirdoorsoon, tanoo ay ii dheeraanayso inaanan waxba akhriyi karin waxna qori karin.
    ALLA cali dul badanaa

  8. hadaba saas daraadeed ninka cayda, cillo iyo wali caada ceebaalo huwani waa gaas. taladaan maanta halkaan u dhigayo waxaa weeye heedhe maalkii puntland qaadataye orodoo nooga soo bax dalka qoortiyo xeradaba alle kaa jabiye.

    jaalayaal intaas waxaan idiinku darayaa waaguu PMka noqday baa waxaa fariin websaaydhkiisa soo galiyey mooryaanka wax ku qora shabakada WAAGACUSUB. NINKAAS ODAYGA AH MOORYAANBA HA ISKA AHAADEE waan qadariyaa wuxuu soo qoro oo badanaa waan ku qoslaa. mar baan waxaan xasuuustaa uu soo galiyey sheeko runtii maalin dhan aan ku qoslayey!waxaa cinwaankeedu ahaa “fanaan caana oo shuunka laga xiiray”
    hadaba mooryaan culusoow muxuu ka yiri gaas? waa suaal da’ wayn ee iga hooya jawaabtii
    “cabdi wali kiniini” yacni mentle ilness. calasoow wuxuu xariif ku yahay naynaasaha madaxda soomaaliya. intiina aan ogayn magaca fhariif sakiin waxaa alifay calasoow.
    haduu i maqlayo mooryaan calasoow waxaan oron lahaa war heedhe see ninka gaasa ku ogaatay inuu kiniini ku socdo? fajacnaa wa argagaxnaa!

  9. Baafin waxa la baafinayaa,gudoomiye gaas oon mido laba bilooda xafiskisi soo fadhisan,yadoo markii ugu danbeysay lagu sheegay muqdisho.
    Hadaba haduu namaqlayo ama cid ka warhaysa jiryo fadlan lasoo xidhiidha garoowe.

  10. @ Libaax Mudug,

    Boowe salaan sare. In kasta oo aynu inteenan reer Woqooyi Bari is la ahi runtii madaxdeena wax ka saxno oo toos u cambaareyno haddana bil xaqiiqa madaxda Puntland ee uu Cabdi Weli Gaas ka koow yahay waa kuwa oogu fiican ee uguna firfircoon dalka Soomaaliya.

    Sida aad u jeeddo kuwan meelahan nagu soo dul xayraama ee iidoorka iyo Hawiyaha ka dhashay ba madaxdooda iyo maamulladooda dulmiga iyo xaq darada ku taagan in ay caabudaan ayay qarka ugu saaranyihiin, in ay xumaantooda sheegaan is ka daa ee. Haddaba fadlan ina adeerkaa Cabdi Weli Gaas nin kabihiisa u qalma kuwan kale laga heli maayo ee aashaa necbaw oo ha ku talax tagin. Intaasaa iga talo ah Libaaxoow.

  11. @ Dameerka Mudug

    Sxb Magac anigo dhowr sanadood wata Magaca aan wato oo ah ” Dab La Ridey ” ayaa Dad xoolo ah oo dadka jecel in ay Copy gareeyaan magacooda kuna caayaan muslinka soo gala halkan sida Qahinkan wata ”dablariday” welina maalin walba qabiil cusub sheegta, mar wuxu sheegtaa dhulbahante u naageeya isaaqa, mar wuxuu sheegtaa isaaq maalinba sheeko cusub baad ka maqlaysaa.

    Marka sxb meeshan waad ku cusubtahaye iska ilaali dad baa dadka kale magacyadood soo qaata oo dadka ku caaya.

  12. Jamaal Ali says:
    February 16, 2018 at 7:05 pm
    Waa wax lagu farxo in shacabka puntland khaas ahaan reer bari inay deked macmil ku dhisaan with in 5 days iyadoo dooni soo caariday saarnayd alaab qiimaheedu dhan yahay 10 million loo diiday inay kusoo xirato dekedii boosaso oo cabdiwali uusbuur ka gatay shirkad dp world.
    Waxaa bogaadin usoo dirayaa sheikh fuaad iyo shacabka boosaso iyo hooyooyinkii cunnada ukarinayay.
    Reer bari waxaa ee maanta ogaadeen inayan heysan dawlad iyadoo cabdiwali uurbalaar dekedoidii iibsaday
    Waxaa oranayaa yaan mar dambe ladooraan ruux maskada ka jiran oo kaniini usa ka qaata maxaa wacay ummada ayuu halaagayaa.
    Guul reer boosaso you did it a good job without getting a help from the puntland government. Be dependent to your own and don’t wait a help from mental retarded Gaas.

  13. I am taking sides-noh, nott in to that for various reasons but the truth is this particular blame seemingly baseless. I dont think it quite sits too well aligned with my consciousness let alone my personal judgment. Given the fact that if these elected officials were all but from province other than Bari or Bosaso area, yess, it probably would have been mismatch, chaos and of course obvious corruption. My dear Jamaal take in to account the mayor and the governor of Bari are all members belonging to Bari region of puntland. rite there my friend.
    Now, much of those blames are all reasonably beyond his government’s control since there are special appointed people to facilitate the daily operations in governmental levels. If say these elected officials from Bari region had previously come forward in resentment where denouncing Gas’s government due to large part that the vital and much needed fund is denied and thus the day to day activities so crucial to the port of Bosaso are stuck, jammed and affected the port -yes again it would have been taken as prejudice and unfair approach directed toward to our very Bari people.
    You see, the proposed inf structure such as airports, international port of Bosaso and the inter-state highways across punt land are the area of Gas that is really so good according to arbitrary and independent individuals. Actually if there is an area of him it is just that

  14. AT JAMAAL

    fariintaas waxaan xoogaa ka dhadhansaday in dadka reer bari ay aad u dhibsadeen gaas xoolo iyo dawladiisaba.
    laakiin ogoow dadka ku magacaaban hawlaha dekada boosaaso waa reer bari. marka iyaga baa qaadanaya eeda badankeeda. laakiin haday sameeyaan inay ka bari noqdaan cawar iyo dowladiisa caatada ah sidii gudoomiyihii hore ee boosaaso markaas eed ma leh oo waa ok. laakiin nimankaas reer bari oo “run” garaynaya howlaha dakada iyagaa looga fadhiyaa inay hagaajiyaan dakada iyo howlaheedaba

  15. @ Xaaji saalax

    Sxb Yaan Lagaa Garan in lagaa Badiyey De

    Qaabkaas waxaa u hadla Nin laga Guuleystaye.

    Suldaan Prof Cismaan Cawad Cayaar Mood Marqaan media dad buu Jaamacad uga saaray
    oo Weliba shahaadooyin Siiyey

    Hello Xaaji Saalax Ma imaqlaysaa Sxb !

  16. @ Libaaxa Mudug

    Caaqil Xaal Gole Joog ah Ayaan ka Bixinayaa kilmaddi iyo hadalki aan kuu soo Qorey ee iga Raali Noqo.

    Mahadsaid.

  17. @ His Royal Highness, Excellency Dab La Ridey,

    Suldaankayga Karaamada huwanoow gobta ay nasabaddu ku dhantahay sidaada ayuun baa laga helaa geff ka dhacay oo go’ shaal ah ku dadeen. Xaal marintaas aad golaha ka bixisay anana markhaati baynu ka nahay oo aqbalkeeda na ku guddoonsiinay.

    Mahadsanid Suldaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*