Sool.Sanaag Iyo Cayn Ileen Puntland kama Ilbaxaan ?

Puntland Madaxweyne Kasta Oo imaada waxa Uu Ololaha Kusoo Falaa “Sool Ayaan Soo celinayaa” Mid Kasta Oo Imaadana waxa Laga Sii qabsadaa Deegaano hor leh Oo Soomaliland duulaan Ku Qabtaa,Iyadoona Maalin kasta Ciidamo Baadi Xoofto Mudo 7 Malain Soo ban Dhigta Kadib Iska Ilowda.

Soomaliland waxay U Jirtaa Hada Garoowe wax ka Yar 90KM waxayna Noqon Doontaa Mid Taarikhda Puntland  Lagu xasuusan Doono,Soomaliland waxay Tijaabisey Puntland Waxna lama Aha Inay Dhahdo waxaan qabsan Doonaa Garoowe.

Sool,sanaag Iyo cayn Ayaa wali Aamin san Puntland Inay talaabo qaadi Doonto Hadiise Aad Dib U Eegto Sooyaalka  Halkaasi ka Jira  Puntland  Uma Aragto Inay Dhiigeeda Ku daadiso Deegaanada Iyadoo Mar Marka Dhuulo Tuska Muujinaysona Deegaanka Usoo Dirta Ciidamo Beelo Ahaan Deegaanka Kasoo jeeda.

[wp_ad_camp_1]

halka Puntland Dagaalka Galkacayo  U Diraysid Ciidamo ka Imaaday Ilaa Gobolka Bari  Umase Dirto Galkacayo Ciidamo beeleedyo kasoo jeeda Galkacayo.

taasi waxay Muujinaysa Inay Puntland U kala Duwan yahiin Goboleda Dastuurkeeda Ugu Jira.

Todobadkani waxa La Hadal hayey bari Ayaa xabada Dhacaysa ,Ciidamo Puntland Iyo gantaalo Ayaa Tukaraq Ku Foorara Maantana waxay Puntland Kastam ka Furatay Buuro-Wadal Si Halkaas Ugu Badasho Lacagahii Kastamka Tukaraq Kasoo Gali Jirey.

Dhulbahante Iyo Warsan Gali Barakac Maalin kasta Oo Faaido lahayn Miyey Kujirayaan.

Wiil Haygeysa Ka Yimi oo Sool iyo Sanaag ka Dagaalmaya Waad Arkaysaa lakiin Wiil Boosaaso Iyo Qardho Ka Yimi Oo Ka Dagaalamaya Goormaan Arkaynaa ?

Ciidamada Soomaliland Ee Sool Lagu Arkayo

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

20 Comments

  1. Qoraayoow in ay wiilasha Qardho iyo Boosaaso soo dagal tagaan waxaa ka horreysa yay Sool dagaalka la galayaan? Dhalliinyaro isla beesha Dhulbahante ka wada dhashay oo ama beesha magaceeda qoryo u urursaday, ama magaca khaatumo qoryo u soo gurtay mise ay SNM soo hubeysay ayaa Sool iyo Cayn isku hor fadhiya.

    Dee waxa ba way wada tuuteysan yihiin oo waana wada Siciid Harti ee, sidee bay Hartiga kale ee soo gurman lahaa u kala garan karaan? Yay se Hartigaasu dagaalka ku qaadaan? Ma wiilal Harti ah baad in ay wiilal Dhulbahante ah weeraraan ku baaqaysaa?

    Puntland ma tolkeeda oo talo xumoobay ayay la kala safan mise inta xilligeeda laga gaarayo ayuun bay iska sugi? Mise waxay kaa maraysaa halkii maroodiga cadhada daandaanka la ahaa uu yidhi:

    “CIILKII DAWACO LOO QABAY WEER DABA XUN LAGU FURFURAY!”

  2. Ciidanka tukaraq fadhiyaa 80% waa dhulos kuwii sideedi bisha qabsaday tukaraq waxay ahaayeen dhulbahante soocan u badan jamac siyaad balse farqiga u dhexeeya mudug iyo sool waxaa weeyaan dhinac mudug ciidan daarood oo xabada dhinac koofurta ka soo ridayaa ma jiro xitaa sanaag wey ka duwan tahay sool waayo warsangeli 95% waa puntland for example shalay tukaraq qabsaday dhuloos tii oo taagan ayey hadana boocame qabsadeen kolka ninkii lahaa dhacayo cid soo dhicin kartaa ma jirto halka sartu ka quruntay waa xaga dhulos weliba kuwa xilalka ka haya dawlada gaas weli maan wasiir ka socda oo booqanaya degaankiisi weli ma arkin masuul dhulos ah oo booqanaya jiida la isku hor fadhiyo halka samaroon, isaaq, dhulos ilaa biixi iyo saylici ay forinta taagan yihiin

  3. waa siday beenta iyo barabagaanka dadka ugu sheegayeen bey xataa anaga doonayaan inay naga dhaadhicoiyaan in ka socon firkooda ay meeshay ka yimaadeen.

  4. God qaboobe waxaa afar ciidan oo kala ujeeda ah ciidan puntland, ciidanka khaatumo ee cagalule, ciidanka xoraynta ssc ee faysal falaalug, ciidanka beesha ugaaryahan waana caqabad hor taagan sidii ciudanka loo dagaal gelin lahaa waxaan qabaa hadii somaliland soo weerari lahayd dhahar ama baran in 2 days lagu kala bixi lahaa isaaq iyo cidii sosoo raacdana dabka la saari lahaa iska ilow qardho iyo bosaso kuwa galdogob ka yimid baa diyaar u ah iney ku dhintaan

  5. dhulbahantaha 2018 mj muu dhulkey gi xoreeyo ana aan daawade. ayeey kaga soo hartay taa dhici meyso mj wax ka maqan ma jiraan cida la heysto waa dhulbahante not warsan geli iyo mj hadaad rabtaan in la idiin hiiliyo xabada bilaawa calaacal kana joojiya i door i diin kaa keenay dhulkiini oo weli horboodaya dhul nin kii leh baa dhacsan sara not wiil kale oo meel fog ka yimi i saaq dhul buu rabay wuuna helay adaana siiye dhulkaagi oo kaga badashay ii door jaad iyo qamri daarood baa i diin soo hiiliye right now xabada bilaawa hadii kale gunimadiina is kaga jira byy markuu xanuun ka i din soo karo soo waca reer tolkiin

  6. Gaas rajadii uu ka qabay inuu next term puntland hogaamiyo waxay ku xiran tahay jawaabta uu ka bixiyo duulaaduulaanka beesha iidoor xitaa waxaa adkaan doonta inuu dhamaysto bilaha u harsan in the next two days ayaa jawiga siyasadeed ee puntland is bedelayaa maanta ciidanka tukaraq kulaaya never in dib la iskugu keeno haduu lumiyo jaaniska ka faa’ideysan waayo asagaa cirka roob ku og waxaan aamin sanahay hadii xabadu bilaabato inaan 2 hours la is hayneyn nex day lascanod la gelayo

  7. Abaabina, mayaLaascaanood Ha qabsaninaa Alaska qabsada. Waxaad isoo xasuusisey indhacade waagee maxaakiimada Ayaan
    Adis Ayaan kutukanaayaa

  8. ASC.
    KU:Ababina.
    Qoraalkaaga kore ka hor waxaan kuu haystey in aad tahay nin doora oo meelo badan oo waliba fog wax ka eega.Laakiin hadda waxaa ii soo baxday in aadan ahayn saan kuu haystey.War maxaa iska galay Gaas iyo arimaha ay dhulbahante qasanayaan oo ay hadba dhan u dilaamayaan sidii xoolo biyo raadinaya?Gaas dhulkii loo doortay in uu xukumo wuu xukumaa dhibina kama jirto.Saddex casho ka hor waatay dhanka soomaalilaan iska soo dhiibeen 160 nin oo u soo galay puntlaan.Shalayna 200 oo askari oo dhulbahante ah baa isu dhiibtay Isaaq.Marka see loola dhaqmi karaa dad noocaasa?War markaad leedahay Gaas shaqada waa laga eryayaa maad tiraahdid Ina Cameey baan mar dambe la dooran doonin.Maad ka hadashid 17-ka xildhibaan ee dhulbahante ee Garoowe iska fadhiya oo musharada kaliya meesha u jooga?Kuwaasaa muadn in aad tiraahdid meesha ha isaga tageen.

  9. Atoore
    Waan kuu sheegay ma arag wasiir ama xildhibaan dhulbahante oo boiqanayaa degaanadii u metalayey ina camey sadex goor ayuu tegey buhodle mar wuxuu caleemasaarki garaadka marna tacsidii hooyadii marna shuban biyoodkii in four years time xiisada tukaraq ina koore, saylici, muse biixi kama aysan dhaqaaqin si ciidankooda moralka ugu dhisaan halka madaxdii puntland ay garowe qayilaad iyo xafladeyn ku jiraan dalka ma af iyo destuur baa qoray miyaa rag celinaya difaac kuu noqonaya ta kale gaas dalka asagaa xakuma madax meel ka sareysa la taabtotaabto ma leh asagaa la rabaa wasiirka inuu ku shaqeeyo haduu shaqayn waayo eryo

  10. Atoore
    Gaas wuxuu ku ololeynayey lagu doortay inuu puntland laga qabsaday soo celinayo hadii lagu guuleysto dhulka maqan la soo celiyo sumcada iyo magaca waxaa taarkhdu qoraysaa waa gaas haduu ku fail garoobo ama dhul hor leh laga qabsado ceeb iyo fool wixii ka yimaada waxaa tuurta u ridanaya gaas ta kale niman dhulbahante ah baa dagaalamaya maxay kaga duwan yihiin ragii lagu laayey qayaadsame iyo dhuudo

  11. dhulbahante waxaa haya habaarkii ISAAQ 100 sano iyo wixii ka horeeyey ku dhigi jireen, dhulbahanate 100 ka hor halkuu dhulkiisa ahaa, maanta halkee lagu gorgortamayaa, dhulbahante waxay u baahan yihiin halyey sidii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan hogaamiya ayagoo mideysan, walee dhulkooda laguma gorgortameen. Allow sharafta beesha walaaladeen saciid harti soo celi – aamiin.

  12. MEEL HOO U BAAHAN HADAL WAXBA KAMA TARO XAQIIQ RUNTA MA DOONEYSAAN MAANTA
    HARTIYEY GUUSHA HARTI WAXAY KU XIRAN MAGAALADA LAASCAANOOD OO GUDDAHA LOO GALO
    ——————————————–
    HERE ARE SOME FACTS LAASCAANOOD TARGET
    ENEMY HEADQUARTERS” WAA MEESHA HARTI SHIRQOOLADA LOOGA SOO MALEEGO.
    ——————————————
    LAASCAANOOD WAXAA LAGU QABSAN MAANTA 24/SAAC WAX KA YAR (TAASI WEEYE SABABTA RUNTA AH (DHULBAHANTE & GAROOWE ADMINISTRATION (RAALI BEY KA YIHIIN
    ——————————————
    1)HABARJECLO & HABAR-AWAL 300 OO WIIL
    JEEGAANTA SNM IN AY QABSATO 4000 CIIDAN HARTI AH DAGAALYAHANNO MUSH-MACQUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUULLL

  13. Aw Mingis.

    By your calculation each Jeegaan wiil = 13.3333333 wiilal oo Harti ah.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Xisaabtaas ayaa mashquul kugu riday miyaa? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Is deji yaanu mingisku kugu kicine. Hadii kale adna waxaad u barooran doontaa sida qolyaha kaa horeeyaa ilmada iyo siinka iskugu dareen oo kale. kkkkk

    Cismaan Cawad cunaha ayaa jiq ah oo maba hadli karo. Cadho ayuu la gadhoodhsan yahay. kkkkkkkkk

    Ali kelmadii ugu horeysaba wey kasoo bixi weyday oo oohin ayuu la dhuumayaa. kkk mmmhhhhh mmhhhhhh iyo guuxdaas aad maqleysaa maaha gaadhi sheeda socda ee waa oohintiisa. kkkkkk Guriga dabadiisa ayuu ka ooyayaa. kkkkkkkk

    Ababina baroortii dumarka ayuu inoo dhuftay oo hoogayaeey ba’ayeey ayuu leeyahay oo ilmadaa ka galalac leh. kkkk

    ahmed inankeenas hartiyeed wuu amakaagsan yahay oo labada dhaban ayuu heystaa. OOhintiina wey kasoo bixi weyday. Laakiinse fiiq fiiq daas aad maqleysaa waa isagoo siinka isku celinaya. Qalbaduu ka ooyayaa. kkkkkk

    Atoorena taagow wuu is giijinayaa. Hoostana oohinta wuu uga darayaa. Aar booweyaal oohinta joojiya oo rag iska dhiga hadii kale anaga ayaad naga oohisiin doontaan. Ala Illaahayow ragayagii ma sidan ayaad baday. Kuwii dhulka joogay oo waxba iska celin kari waayay iyo kuwayagii dibada joogay oo iska barooranaya. ihi ihi ihi. Waadh dee naga joojiya oohinta. Hadii kale ana waan idinku darayaa. ihi, ihi, ihi, ihihi. Booweyaal bes bes, joojiya oohinta. Waar Cabdiweli ha caayina waa Madaxweyneheeniiye. ihi, ihi ,ihi. Aar bi’waayee naga joojiya deeeeeeeeeeeee, aaaaaaaaaaaaaa eheheheheheh.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    EESH CALAA BAROOR. DHEGEHAAD U RAAXEYSAAN KOLKAAD INTIINAN MEESHA KA BAROORANAYSAA QAARKIINA ILMADA IYO DUUFKA ISKU DARAAN, INA XAARKA IYO KAADIDA.

    Waar kuwan haku diganina ee iyaga ha is xagxagtaane daawada uun.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  14. QAADAN WAAYAY QOWSAARNIMIYO QAABDARRADAN
    TAALLE TUKURAQ ILAA LAASCAANOOD & QAADICUL DARIIQYADA JEEGAANTA JAAMAC SIYAAD & JEEGAANTA BAHARSAME.
    ——————————————
    Jeegaanta jaamac siyaad” Gurigiisi Ruux Gubahayoo (gaas & patrool)La Dabadtaagan Ee Gacal wixii u Lahaa Geed ku wada Taagay
    Cidda uu Gabbad siin ka Rabo waa iGaliweysay”.
    ——————————————
    IDOOR NIMAAN AQOON BAA GACAL MOODA.
    ——————————————
    Ummadyahay Isaaq Caabudah Ah Iyo Qadaf ku NAAFEEYE”.
    ——————————————QIILIYO WAQAALIYO MIYAAN SHAXAAD IIDOOR LAGA DAALIN?
    ——————————————

  15. Kkkkk waxaadban is idhi ciidanka puuqlaan in aay u baahan yihiin dad mingiska tumi yaqaan si aay meesha uga dhaqaaqaan.bartii xiligii LA soo caayrsaday ayay iska gabradeen.balmaa mingusne lagu dayo si say u dhaqaaqaan.MINGUSOW howshaa bal ka waran hadii aan ku eegano,Kkkkk Kkkkk Kkkkk

  16. No no copy please shalay Ayaan u jeeday dad prof cismaan cawad iska dhigaya,joojiya walalayaal qofwalbaahi magaciiisa ha iimaansado,NO COPY PLEASE

  17. at cismaan
    MAANDHOOW ILMAA IIGA TIMID ARAGTIDAADIIYE
    jaale meel aan u qaato commentiga joowaad ee aad ka dhiibatay curiska gaaban ee nimanka all marqaan ay halkaan soo galiyeen baan garan waayey

    jaale fariintaadu waxaan is iri waa waxa cawar caato cawar calaan rabo si uu u “jastfy” gareeyo liidashadiisa iyo inuusan saan horay usoo dhigay uusan la dheelman guul waa meel rag ku hardamayo.
    maanta oo dhulbahante ay walaalohood warsan gali iyo majeerteen hiil uga baahan yihiin OO DHULKOODII XOOG LOO SHEEGTAY KADIB MARKII CIISE, GUDABIIRSE IYO IIDOOR KU GOOBTEEN oo saas ay ku daaduumeen.
    hayeeshee waxaan is iri malaha jaalahay mr cawad wuxuu rajo ka qabaa nin garxajis ah oo somaliland qabsada-halkaanoo ay bar kuma taalo noqonayso in dhulka harti ee maqan lasoo celiyo.

    aniga waxaan aamin sanahay curiskaani inuu yahay dhaxal gal, intaas waxaaba dheer inay lasoo daaheen noocaan iyo wali caada qaar sumaysan oo sida hadaladayda oo kale xanuun lahaan kara.
    gar bay noqonaysaa puntlansd iska daaye in majeerteen la hiifaa oo la ceebaalaa

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*