Thursday, February 22nd, 2018
.

DAAWO VIDEO: Fananka Iskalaaji Oo la Saftay Omar bar bar Weerarna ku Qaaday cawaale Aadan.

,
Published on February 14, 2018 by   ·   No Comments

Dagaal Dhanka Fanka Waxa Uu Maal mahani ka Taagnaa Qaar ka mid ah fanaaninta Soomaaliyeed,Markii fanaan Cawaale Aadan Ku Eedeyey  Iskalaaji iyo fananain  kale Inay  yahiin Kuwa Abuuraya Dagaalka fanka .

waxa  Ka Jawaabey iskalaaji Iyo  Omar Barbar Oo Si wada Jira Uga Hadlay  Muuqaal Uu Soo Duubay cawaale Aadan Isagoo Sheegay In Dagaalka Omar Bar bar ka Danbeeyaan Fanaaninta Iskalaaji ka mid yahay.

halkani Riix Video Muuqaalka

Spread the love
.

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

SAWIRRO: Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo xabsiga ka sii daayay 1,500 maxaabiis

February 22, 2018
Mas’uuliyiinta Maamulka Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa xabsiga ka sii daayay ku dhawaad  1,500 Qof oo ka tirsan ...

Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay musuq maasuqa

February 22, 2018
Musuqmaasuqa ayaa dhibaato weyn ku ah dalalka ku yaalla Afrika ee ka hooseeya saxaaraha Afrika sida ay sheegayso ...

DHAGEYSO: Canshuur laga qaado Shacabka oo aan ku dhicin qasnadda dowladda

February 22, 2018
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa warbaahinta u sheegay in ay jiraan Canshuuro laga qaado Shacabka ...

In ka badan 1,500 oo Jabhada ONLF ah oo laga siideynayo xabsiyada Itoobiya.

February 22, 2018
Wararka ka imaanaya Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in maanta la sii deyn doono in ka badan ...

DAAWO; Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta u dabaal degaya sanadguuradii 48-aad ee aas-aaskooda

February 22, 2018
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaal degaya sanadguuradii 48-aad ee ka soo wareegatay aas-aaskooda,iyadoo munaasabad lagu weynayo ...