Muuqaal Qosol Badan Cabdinaasir oo Cali Khaliif Karbaashay (Video)

Waxaa wadanka jarmalka gaadhay sidaan horay u baahinay  cali khaliif galaydh iyo Xubno kamid ah jaaliyadda Somaliland ee wadanka maraykanka. Haddaba Sir Culus oo Laga Heelay Safarka Cali oo dad badan aad u hadal hayaan ayaan halkan ku soo bandhigaynaa iyo siyaasi daboolka ka qaaday

Cabdinaasir garaad Abshir oo Ku sugan Uk waxaa uu sheegay in Qorshaha cali khaliif galaydh iyo faysal ugu kulmayan Jarmalka yahay wadahadal labadooda u dhexeeya oo lagu kala iibsanaayo Xisbiga Ucid.

 

Waxaa uu intaasi uu  ku daray in cali khaliif wado qorshe ah in uu faysal cali waraabe ka iibsado Xisbiga Ucid Islamarkaana Dilaalin u kala dabqaadaya ay ku sugan yihiin Jarmalka.

HALKAN KA  DAAWO VIDEO

 

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*