Thursday, February 22nd, 2018
.

XOG; Walaalka Marxuum Cabaasi Siraaji oo si fudud ugu guuleystay Kursiga Xildhibaanimo & Wasiir u tanaasulay

,
Published on February 14, 2018 by   ·   No Comments

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa tartanka Kursiga Xildhibaannimo ee uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Cabaasi Siraaji oo la filayo in maalinta berito ah ka dhacdo magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah maamulka Jubbaland.

Wararka laga helayoa Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryenta Soomaaliya uu ka tanaasulay u tartamida Xubin ka banaan Golaha Shacabka.

Khamiista Berito ah ayaa la filayay in ay Kismaayo ka dhacdo doorashado ay ku tartami lahaayeen Wasiir Saadaq C/llaahi Cabdi iyo Maxamuud Siraaji oo ah Walaalka Marxuum Cabaas Siraaji oo booskaasi ka geeriyooday.

War ay heshay Warqaad.com ayaa waxa ay sheegayaan in Wasiir Saadaq C/llaahi Cabdi uu u tanaasulay Maxamuud Siraaji si xiligAan wixii ka dambeeya uu u noqdo  lahaa Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya.

Xubintii Xildhibaanimo ee uu ka geeriyooday Marxuum Cabaas Siraaji oo la dilay 3-dii bishii May ee  Sanadkii tegay ee 2017 ayaa aheyd mid banaan oo la filayay in doorashada loogu tartamayo ee Beri ka dhacdo Kismaayo basle ay jiri doonin.

Spread the love
.

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

SAWIRRO: Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo xabsiga ka sii daayay 1,500 maxaabiis

February 22, 2018
Mas’uuliyiinta Maamulka Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa xabsiga ka sii daayay ku dhawaad  1,500 Qof oo ka tirsan ...

Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay musuq maasuqa

February 22, 2018
Musuqmaasuqa ayaa dhibaato weyn ku ah dalalka ku yaalla Afrika ee ka hooseeya saxaaraha Afrika sida ay sheegayso ...

DHAGEYSO: Canshuur laga qaado Shacabka oo aan ku dhicin qasnadda dowladda

February 22, 2018
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa warbaahinta u sheegay in ay jiraan Canshuuro laga qaado Shacabka ...

In ka badan 1,500 oo Jabhada ONLF ah oo laga siideynayo xabsiyada Itoobiya.

February 22, 2018
Wararka ka imaanaya Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in maanta la sii deyn doono in ka badan ...

DAAWO; Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta u dabaal degaya sanadguuradii 48-aad ee aas-aaskooda

February 22, 2018
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaal degaya sanadguuradii 48-aad ee ka soo wareegatay aas-aaskooda,iyadoo munaasabad lagu weynayo ...