DAAWO VEDIO: Shilalka Dekeda Berbera oo Sabab in Gaadiidka Xamuulka Qaarkood Bada ku Dhacaan

Shilalka Gaadiidka ee Gudaha Dekeda Magaalada Berbera ayaa sii Kordhay Maalmihii Lasoo Dhaafay Waxaana Dhocda layaab leh Noqotay Markii Gaadhi kuwa Xamaalka ahi Quusay Gudaha Bada Berbera.

Masuuliyiinta Dekeda Magaalada Berbera ayaa ka Hadlay Shilalka dhacay iyo Sida Gaadhiga Bada galay loo soo Badbaadiyey Waxaana Muuqaal lasoo Duubay Muuijnayaan Gaadhiga oo Wiish Lagu Badbaadinayo.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

Dhiibo Fikrad Wanaagsan Si Aan u Daabcno

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*