Thursday, February 22nd, 2018
.

DAAWO VIDEO:Itoobiya Iyo Kenya Oo Cuna Qabatayn saaray cabdiraxman C.Warsame Afkana Furtay.

,
Published on February 14, 2018 by   ·   7 Comments

cabdiraxman cabdishakuur  Warsame Ayaa Ku eedeyey Dowladaha Dariska Inay ka Danbeeyeen Weerarkii lagu qaaday gurigiisa ,Isagoona Ku eedeyey Inay Iyagu ka Danbeeyeen.

warar Soo baxaya Ayaa Sheegaya Inay dowladaha Kenya Iyo Itoobiya Diideen Inuu ka Duulo cabdiraxman cabdishakur warsame dalalkooda Ama Uu tago,Taasi oo sababtay inuu ku eedeeyo inay ka Danbeeyana Weerarkii Iyo Arimo kale.

Kenya Iyo itoobiya Ayaa Dhowr Jeer sheegay Inay san Aqbalayn Wixii Lidi Ku Ah dowlada Soomaaliya,waxayna Kenya Joojisey Bilowgii Mucaaradka Dowlada Inay Nairobi ku shiraan.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Spread the love
.

Readers Comments (7)

  1. Ayaan says:

    Wwadankisa qofkii dhib la doona allaah ha naga qabto kii wanaag la doonaya allaah garabkisa ha noqdo

  2. Cubayd says:

    Sababta dowladaha cadowga ah ayku diideen c/cabdishakuur ayaad kagaran kartaa inuu muwaadin wanaagsan yahay qaa in waxaa ah kuwa afduubay muwaadin somaliyeed una dhiibay ithiopia taageerayaasha nabar;naxdin maxay kujawaabi doonaan xabashida miyaa jecel wanaaga somalia mise siyaasiga somaliyeed ee biyaha hoostooda ka arkay xumaantooda c/shakuur haduu qaa in yahay wuxuu saaxiib lanoqon lahaa cadowga ithiopia&kenya

  3. Dab La Ridey says:

    Cabdishakur waa Qashin Ceyr ah oo wadamo kale lacag ka soo qaatay waa in Karaamadda laga Qaadaa oo la tusaa in siyaasadu aysan sidaas ahayn.

    Cabdishakur Kprime minister kheyre ayey isju dheceen kheyrana waa nin Hawiye ah.

    Ma Anagaa Suudaanta Keenay ?

  4. Wadani says:

    Cubeyd.
    Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxaa laga yaabaa inaad beel ahaan u taageersantahay, Laakiin sababta ka danbeeysa in wadamada deriska ah laga mamnuuco waa Arin siyaasadeed oo Salka ku heysa istaraatiijiyada .
    Dawlada Imaaraadku waxey xulufo la tahay Eritrea iyo Masar, kuwaasoo Itoobiya u aragto cadow, Ninkana waa nin damiir xun lana shaqeysta Ninkii hada ka hot ay ku iheshiiyeen iibsiga hantida Qaranaka.
    Cadowgaada casowgiisa waa saaxiibkaa.

  5. sagal nasir says:

    qofka wata dab la riday ceer waa dad ka qiimo badan ee naagyahay afkaga haa ku taagin,dadka ee xishow

  6. Cubayd says:

    Wadani
    Hadaba ninka ithiopia muwaadinka ka iibsaday miyaad wanaag u aragtaa haduu bad iibsaday waxa kaxun midka baqdin darteed muwaadin somaliyeed cadow gaala u dhiibay ninkii bad iibsaday lacag buuba qaatay farmaajo muxuu kubadeshey ina adeerkii waana farqiga udhexeeya daaroodka&hawiyaha

  7. Cubayd says:

    Garac latuuray
    adigu wali mafuto idoor baad kadhexqaylinaysaa ninku qurmuun u adkaysan ogaa markaad xorowdo raga lasheekeyso dunida maanta lajoogo harti&falastiin ayaa gumaysi kuharay



FEATURED VIDEO

wararkii hore

SAWIRRO: Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo xabsiga ka sii daayay 1,500 maxaabiis

February 22, 2018
Mas’uuliyiinta Maamulka Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa xabsiga ka sii daayay ku dhawaad  1,500 Qof oo ka tirsan ...

Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay musuq maasuqa

February 22, 2018
Musuqmaasuqa ayaa dhibaato weyn ku ah dalalka ku yaalla Afrika ee ka hooseeya saxaaraha Afrika sida ay sheegayso ...

DHAGEYSO: Canshuur laga qaado Shacabka oo aan ku dhicin qasnadda dowladda

February 22, 2018
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa warbaahinta u sheegay in ay jiraan Canshuuro laga qaado Shacabka ...

In ka badan 1,500 oo Jabhada ONLF ah oo laga siideynayo xabsiyada Itoobiya.

February 22, 2018
Wararka ka imaanaya Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in maanta la sii deyn doono in ka badan ...

DAAWO; Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta u dabaal degaya sanadguuradii 48-aad ee aas-aaskooda

February 22, 2018
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaal degaya sanadguuradii 48-aad ee ka soo wareegatay aas-aaskooda,iyadoo munaasabad lagu weynayo ...