DAAWO VIDEO:Cali Khaliif Oo ciidamadii Khaatumo Widh widh Ku Wareejiyey Sland.

Degmada Widh widh Ciidamada Ku sugnaa Ee ka Amar qaadan Jirey Khaatumo Ayaa Lagu Wareejiyey Soomaliland ,Waxayna Ciidamadani tiradooda Lagui sheegay Inay yahiin 200 Oo askari kuwaasi oo Horay Khaatumo Uga Tirsanaan Jirey.

Ciidamada Lagu Wareejiyey Soomaliland Ayaa Qeyb ka Ahayd heshiiska Soomaliland kula Gashay Dr Cali khaliif Inuu Ciidamadiisa Ku wareejiyo Soomaliland halkaasina Ka Tirsanaan Doonaan.

Dad badani Ayaa Aamin san Inay Soomaliland heshiiska Qodobo ka Mid Ah Uga Bixi Doonto cali khaliif waxana ka Mid Ah qodobada.

  • Awood Qaybsiga
  • Tastuur badalida

Ilaa Hadana Qodobadani soomaliland waxaba Kamaysan qaban,Iyadoo Dhowr Jeer Loo qabtay Mudaada.

Halkani Riix Video Muuqal Ciidamada

[wp_ad_camp_1]

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

3 Comments

  1. Sckm Soo dhawaw Oday Cismaan cawad Somaliland Cidi Awalba Kaama lahayne Waa Dalkaagii Somaliland Anaguna Waa Kuusii Ilaalinayneye Mahadsanid Hadii Wadankaaga Ujeedkiisa Fahantay

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*