DAAWO MUUQAAL; Xildhibaanada Hirshabeelle oo dood adag ka yeeshay canshuur dhaaf loo sameynayo Kaniisadaha

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirsabeelle ayaa ka dooday Miizaaniyad sanadeedka maamulkaasi oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda Maamulkaasi.

Miizaaniyada oo la marsiinayo Akhrinta iyo ka doodista Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa muran adag wuxuu ka yimid canshuur dhaaf loo sameeynayo waxay ugu yeereen kaniisadaha.

Mid ka mid ah Xildhibaanada Hirshabeelle oo madasha ka hadlay ayaa Yiri” Kaniisadaha iyo qaabka loo tilmaamay waa dhib na heysto,waana Arrin la rabo in naloo jaangooyo haddii aan fahmi weynanan waa Qatar imaaneysa,berina waxaan noqoneynaa dad System qalad ah gacan u taagay meeshaasi waxa nagu soo noqonaayo.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. ASC.
    Kaniisadaha la sheegayo xaggee bay ku yaaliin?Goormaase la dhisay?Yaase dhistay oo ku shaqaysta?Kaniisaduhu ma ganacsi bay ka shaqeeyaan maxay tahay ha loo suubiyo canshuur dhimis?Masee waxaa laga wadaa dhulalka ay ku yaaliin kaniisaduhu?

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*