Thursday, February 22nd, 2018
.

DAAWO VEDIO: Ololaha Doorashada Baarlamaanka Jabuuti oo ka socda magaalada Jabuuti & shaqsiyaadka ku cad cad

,
Published on February 13, 2018 by   ·   1 Comment

Magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti waxaa ka socda ololaha doorashada Baarlamaanka dalka Jabuuti,waxaana si aad ah u socda ololaha doorashada oo dadweyne fara badan ay ka qeyb qaadanayaan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Spread the love
.

Readers Comments (1)

  1. Cismaan Cawad says:

    Ax Yaa Waddani! Dalkayga Jabuuti si aan la qiyaasi karin baan u jacelahay runtii. Alloow inoo daa oo inoo barakee oo inoo wada midee dhulalkeena iyo dalalkeena hooyo iyo aabbo.

    DOORASHO XALAAL AH OO AAD KU DIIRSATAAN DAA’IMKEEN SIDII DIRIR HA IDIIN KU DI’IYO.



FEATURED VIDEO

wararkii hore

SAWIRRO: Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo xabsiga ka sii daayay 1,500 maxaabiis

February 22, 2018
Mas’uuliyiinta Maamulka Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa xabsiga ka sii daayay ku dhawaad  1,500 Qof oo ka tirsan ...

Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay musuq maasuqa

February 22, 2018
Musuqmaasuqa ayaa dhibaato weyn ku ah dalalka ku yaalla Afrika ee ka hooseeya saxaaraha Afrika sida ay sheegayso ...

DHAGEYSO: Canshuur laga qaado Shacabka oo aan ku dhicin qasnadda dowladda

February 22, 2018
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa warbaahinta u sheegay in ay jiraan Canshuuro laga qaado Shacabka ...

In ka badan 1,500 oo Jabhada ONLF ah oo laga siideynayo xabsiyada Itoobiya.

February 22, 2018
Wararka ka imaanaya Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in maanta la sii deyn doono in ka badan ...

DAAWO; Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta u dabaal degaya sanadguuradii 48-aad ee aas-aaskooda

February 22, 2018
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaal degaya sanadguuradii 48-aad ee ka soo wareegatay aas-aaskooda,iyadoo munaasabad lagu weynayo ...