DAAWO MUUQAALKA: Faarax Macalin oo Weerar ku Qaaday Shirka Ururka ONLF kula Jiro Itoobiya ee ka socda Nairobi

Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya waxaa ka furmay Shir u dhexeeya Dawladda Itoobiya iyo Ururka ONLF waxaana la filayaa in marka uu soo dhamaado ay kasoo baxaan go’aano ku saabsan waxyaabaha la isla meel-dhigay.

Hadaba waxaa arintaasi si adag ugahadlay  Siyaasiga Faarax Macalin oo Horey xil uga soo Qabtay dalka Kenya, Wuxuuna sheegay inuu ka dhigan yahay  “Boqol maalmood anigoo sooman ayaan Bakhti ku Afuray” Wuxuuna itoobiya ku eedeeyay in damac wayn uga jiro dhulka Soomaali galbeed, balse dadka aanu waxba ka.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA;

 

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

Dhiibo Fikrad Wanaagsan Si Aan u Daabcno

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*