DAAWO VEDIO; Maxaad ka Ogtahay sababta Wariyeyaasa Baladweyne loogu diiday gelitaanka xarunta AMISOM?

Bahda Saxaafada Gobolka Hiiraan Gaar ahaana Magaalada Baladwayne ayaa Sheegay in loo Diiday inay gudaha u Galaan Xarunta Amisom ku lee yihiin Magaalada Baladwayn ee Gobolka Hiiraan.

Ciidanka Amisom ee Gobolka Hiiraan Wali Wax Jawaab ah Kama Bixin eedeeynta ay usoo Jeediyeen Bahda Warbaahinta ee Gobolka Hiiraan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

Dhiibo Fikrad Wanaagsan Si Aan u Daabcno

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*