DAAWO VIDEO:Wasiirka A/Debada Soomaaliya Oo Sir Badan “sacad cali Shire Waa Nin Somalinimda Ku Weyn tahay.

wasiirka arimaha Debada Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad  Oo Ku sugan dalka Maraykanka waxa Uu ka Hadlay markii Ugu horeeyey Kulan Dhex Maray dalka Itoobiya wasiirka Arimaha Debada Soomaaliya sacad cali Shire.

Danjire Axmed Ciise Cawad  Ayaa Sheegay Inay Kulmeen Shaahna wada Cabeen  sacad Cali Shire Lakiin Uusan Xiligaasi U socon wada Hadalo toos Oo dowlada Soomaaliya U wakiilatay balse kaliya Si soomalinimo Kujirto U wada kulmeen.

waxa Intaasi ku daray wasiirka Arimaha Debada Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad  Inuu Ahaa Nin soomalinimada Jecel Ayna Ka Wada hadleen Wixii Soomaaliya Dhibaato Ku Ah In loaga wada  Shaqeeyo Si Shaqsi Ahna Uu Ahaa Kulankaasi.

halkani Riix Video Muuqaalka

[wp_ad_camp_1]

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

8 Comments

  1. @ Ahmed,

    The onus is on you to disprove that this so-called company is not a speculative financial venture whose objectives are as I described above and perhaps even more sinister.

    My learned friend, “even if it means becoming a kaffir” is nothing more than a figure of speech and I am surprised you have taken the meaning literally.

    Ahmed, the reality is that ‘Somaliland’ is just a figment of your imagination (you lot who are fantasising about it) and does not exist in the real world.

    • Waleee Waxaa Soo Dhoow Maaalintaad Af JAPANESE Ku Hadli Lhaydeen!!

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Wasiirka Arimaha Dibada Somaliya Ma Naagbaa Habeeen Laga Dhakhleeyay Oo Lacag Doon Ah… Waaa Dhibka Haysata Madaxda Aduunkaa In Naag Habeen Uu Ka Mariyay Ka Daba QUUQLAYSO Iyadoo Ka Rabta Waxoogaa DHAAMEEL AH !!

    HAREY WEINSTAIN BAA YAABAY!!

    GOD BLESS SOMALILAND!!

  3. @ Ahmed,

    I know that you know that the truth behind this ‘Somaliland’ phantom is nothing more than a fantasy dreamed up by the deluded SNM old guard who sensed an opportunity to turn the dream of an Isaaq ethnocracy into reality following the collapse of the erstwhile Somali government in 1991. The reason still remains shrouded in mystery, but my uncles allude to the fact that it was based on the notion that the Isaaq tribe was somehow superior to the rest of the Somali breed and, above all, shared a historical link with Britain and for those reasons, deserved a much higher status of independence and self-governance than being tied at the waist to the backward Southerners.

    The plan, or plot, was to adopt an Israeli-style policy of playing the “victim card” on the international arena in order to gain worldwide sympathy which would be immediately utilized to secede from Somalia and make the dream of an Isaaq ethnocracy become a reality. Just like Israel did, the first second most crucial step was to build up a powerful “military force” to be used to intimidate the South but more crucially, to deploy the force to reclaim the old colonial borders and crush any resistance from the other inhabitants of the region along the way. In fact, the gamble the old guard took was to designate the ‘others’ in the region as mere pawns in the wider scheme of things in order to effect the plan and even use brute force, where necessary, to quell any resistance they would put up against the idea of being mere minions in an independent Isaaq-dominated ethnocracy. Unfortunately for the SNM clique, they took a seriously flawed gamble which eventually backfired in their faces very badly. They underestimated the ‘others’ in the region and insulted the intelligence of the international community. You guys have finally hit the wall of reality. Just give up the false dream and accept the inevitable reality that you are part and parcel of the wider Somalia and hold no special place anywhere.

  4. Cismaan Cawad maxaaa dhaydii kaalisay sxb?? ISAAQ ilaahbaa u dhaliyay inay dshamaan waqooyi AKA Somaliland Xukumaan Oo ku Amar Taakuleeyaan.. Oo Kolba TUULADA ay doonan ku dulaan ilayn waaa ISLA SNM tiiiyeee!!

    Waar Maylasoctaa Sxb Adigaa Reeer Somaliland Ahaayeeee!!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. SULDAAN MINGISTUME…

    BOOCAMEE …NEEDS ABOUT THE MINGIS AND DHAANTO… AND JAANDHEER…WT EVR!

    KEEP THE HEAD UP!

    GOD BLESS SOMALILAND!

  6. GAADH HAYAAA DALKOOW!

    DIIRAD BAAAN KU EEGNAY GADHOOWEE!

    GOBANIMADU WAA GEED HADHAC AH OO MIDHA LAGA GURTOO.. GAAASHAN DHIGOOW… GOONYAHA KA JOOGSADA!!

    GGULUF & COLAAD.. GABAGABA DAGAAL..GEEESIGAAN KALAABANE GAADAADA U DHGOWW!!

    GOD BLESS SOMALILAND!

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*