Thursday, February 22nd, 2018
.

DAAWO VIDEO:cabdi wali Gaas Oo Tageeray Xilka Qaadisti thaabit’xili loo baahna Ayaa Eng Yariisow Loo Magacaby

,
Published on February 12, 2018 by   ·   8 Comments

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali maxamed cali gaas Oo ka Qeyb galayey xaflada  lagu Sagootinayey madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Ayaa hadal uu Jeediyey Sheegay Inuu yahay Nin Uu yaqaan yariisow.

waxa uu Sheegay In loo magacaabay Xilkaasi Eng cabdiraxman Cumar Yariisow Gudoomiyaha  Gobolka banaadir isbadalkana Ay soodhaweynayaanMarkasta,isagoo Sheegay inuu yahay Nin niyad wanaagsan Loogana Bahan yahay shacabka muqdisho tageeraaan.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Spread the love
.

Readers Comments (8)

  1. sOmalilander says:

    Cabdi Wali Gaas maalintii Ciidanka Qaranka Jmahuuriyada Barakaysan Qabsadeen TUKARAQ Orodkii Uu Qaadaay Wali Waakaas Dib Usoo Jaleeci Wayaay GADHOOWE.

    AARIBOOWE WAA ARGAGAXNAY!!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Cismaan Cawad says:

    The best moment for Puntland will be the day Cabdi Weli Gaas hands over the keys of the State House in Garowe and vanishes into thin air. Like all those Somali brothers and sisters who sincerely hope for a free and properly functioning Somali Republic, I always welcome any new leader by giving him the benefit of the doubt: a favor I duly extended both Cabdi Weli Gaas and Xassan Shiikh Maxamuud even when I was being ostracised for it.

    The sad reality is that Cabdi Weli Gaas has left all concerned who had high hopes in him bitterly sorry and extremely disappointed. He was, after all, the guy that rubbished all his contenders by claiming to possess the longest CV and highest qualifications ever. Yet, he has turned out the one with the longest CV but the shortest record of achievement, the one with the highest credentials but the lowest ever accomplishment as the leader of Somalia’s largest and most dynamic region.

    If my fellow Marqaan cyberbots can recall, I duly revealed Cabdi Weli Gaas’s sole purpose of throwing his hat into the ring during Puntland’s presidential contest: to use Puntland as a springboard to advance his lifelong ambition of landing on the chair in Villa Somalia. He has proved me right by all means: the smoking gun is his meddling in the politics in Xamar as is evident in his current nosing into Thaabit’s affairs.

    What a sad loser! He deprived his Puntland homeland of all he is worth, not forgetting having used it for his own selfish reasons.

  3. sOmalilander says:

    kkkkkkkkkkkkkkk

  4. Libaaxa Mudug says:

    CABDI WALI MANDHEER, HAND CUP
    CABDIWALI CALAAN.

    LABBOLABO BAAN KA QAADAA walaahay bilaahayMAQALKIISA IYO WIXII ISAGA KU SAABSAN.
    waxaan doorbidi lahaa inaanan maqalnacnacdiisa.
    habeenkuu dhasay kaas waxaa la arkaa in loo alalag yiri. raganimooy ninkaagii nacasnimo maxaa baday.

    maalintuu qabsaday dalka-ilaah baa igu ogoo inaanan been sheegaynnin inaan farax iyo xummo la dhaqaaqi waayey. anoo laabta ku haya puntland haday caadaas gali doontaa. intii yarayd ee aanu yaa allaahu iyo yaa khadyaanu aanu ku keenay buuba naga qubay waaba wuxuu na taraaye.
    suaashu waxaa weeye war muxuu naga soo doonay? carabtaa dhahda anoo aabahay qaadi la baa aabahayna aabihiis ii keenay. awal baan la dhacdhacaynay gaagaab iyo qaar la mida oo ciidaasa markaasuu noo imaaday.
    sharaftayadii dhulka la galay.
    qoodhiyo xerada alla kaa jabi

    • Garmaqaate says:

      To.Dameerka Mudug (Libaaxa Mudug).
      War waxaad tahay Caaq daaqa oo iska hadla.
      Haddii adan ahayn waxaan kugu sheegay maxaad markastaba u soo caydaa nin adan fartiisa gaari karin xoolo yahoow jaahilkaa.Geelaad hawdka ka dhici jirtey ee maxaad ka taqaan sharafta uu leeyahay ninkaad maalinkastaba kaflagaadaysid.Edab yeelo jaahil yahoow anshaxa xun.In aan saas kuula hadlo adigaa ka masuula.U tag Gaas oo haddii ad wax u qabtid kala xaajood

  5. sOmalilander says:

    LIBAAXAA MUDUG..

    Magaca Iska Bedel sxb… la bax BISADA MUDUG ama BAKAYLAHA MUDUG,magalaadan aan joogo waxaad ku arkaysaa Bakayle madoow oo cagaarka daqaaaayaa markaad ku carartanaa geedahaa koraayaa, They call The Squierel..ETC.. something like that!!

  6. Libaaxa Mudug says:

    BAHDA ALLMARQAAN

    JAALAYAALOOW
    fadlan waxaan idinka codsanayaa in aad bataatanba naga daysaan wararkiisa iyo xitaa sawiradiisa. waxaad ogaanaysaan ilaahay baa nasoo daystay oo raganimo iyo rujaalaba gacanta noo galiyey. dhib iyo dhaawac bay noo keenaysaa inaan maqalaa howraartiisa.waaklu aakhiro seegaynaa caydiisa iyo ceebaalodiisa
    waxaad ogaanaysaan inaanu doonayno si aanay raganimo noogu ba’in oo noogu hoogin inaan rag dalbanaa oo carayn iyo caraado aanu la doodnaa hawiye iyo awoowgood irir.

    raganimodu waa dab iyo naar oo shido bay nagu haysaa-jiif bay noo diidaysaa

    haatana uma jeedo taasoo waxaa weeye sharaf daro aan alle nabadin buu gacanta noo galiyey kadib markuu caado ka dhigtay in meel allaale meeshii la isku fara saaraba uu guul daro lasoo dheelmado. sida dagaalkii gaalkacyo kal hore tanoo ay dheer tahay tukoraqaale
    tani waxay aafo iyo iin ku noqonaysaa wiil hoog miiran oo birta calaashaday isla markaasna ma shalaaye miirana, ha yeeshee nasiib daro kan gaasa magaca lawadaaga.

    waad u jeedaan kan xunee wata magaca somalilander ee i dalbanaya!
    bal reer marqaanoow idinkaan idin waydiiyaye maxaan ku dhahaa oo kula hadlaa.
    odaygii makiaveli baa wuxuu yiri marar baa la noqdaa sida libaaxa balse ogoow in marar kalana hadaan wax kale jirin la noqdo dawaco(la cararaa)
    saas daraadeed toloow waxa xilka leh naga yareeya xogtiisa iyo xantiisaba

  7. sagal says:

    Tolow dadka maxaa ku direy Cabdiweli Gaas?

    Aniga oo ah Reer Khaatumo oo rumeysan inuu naga hagraday Cabdi Weli in nala aqoonsado,
    haddana waxaan qirayaa inuu yahay halyey, aqoon yahan wax weyn u qabtay Puntland. Waa ninka ugu aqoonta badan maamul goboleedyada madaxdooda.

    Inta ka xun horumarka Puntland ayaa neceb Dr Cabdi Weli Gaas.

    Puntland ha noolaato, kanaxow nafta waa!!!



FEATURED VIDEO

wararkii hore

SAWIRRO: Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo xabsiga ka sii daayay 1,500 maxaabiis

February 22, 2018
Mas’uuliyiinta Maamulka Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa xabsiga ka sii daayay ku dhawaad  1,500 Qof oo ka tirsan ...

Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay musuq maasuqa

February 22, 2018
Musuqmaasuqa ayaa dhibaato weyn ku ah dalalka ku yaalla Afrika ee ka hooseeya saxaaraha Afrika sida ay sheegayso ...

DHAGEYSO: Canshuur laga qaado Shacabka oo aan ku dhicin qasnadda dowladda

February 22, 2018
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa warbaahinta u sheegay in ay jiraan Canshuuro laga qaado Shacabka ...

In ka badan 1,500 oo Jabhada ONLF ah oo laga siideynayo xabsiyada Itoobiya.

February 22, 2018
Wararka ka imaanaya Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in maanta la sii deyn doono in ka badan ...

DAAWO; Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta u dabaal degaya sanadguuradii 48-aad ee aas-aaskooda

February 22, 2018
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaal degaya sanadguuradii 48-aad ee ka soo wareegatay aas-aaskooda,iyadoo munaasabad lagu weynayo ...