Thursday, February 22nd, 2018
.

DAAWO: Siyaasiyiin uu ka mid yahay Axmed Daaci oo Si Cajiib ah uga hadlay waxa mudada 1-ka sano ah u qabsoomay MD Farmaajo

,
Published on February 12, 2018 by   ·   1 Comment

Shacabka Muqdisho iyo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Axmed Daaci ayaa ka hadlay waxa mudada halka sano ah u qabsoomay madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Spread the love
.

Readers Comments (1)

  1. Atoore says:

    ASC.
    Dadka kor ku masawiran oo an filayo in ay ka soo jeedaan beesha Mudulood si fiican bay u wada hadleen.Hase ahaatee nin ka mida baa yiri dawlada soomaaliya ee federaalkaa waxa ka dhiman in ay qabto waxaa ka mida in ay ISU SOO CELISO SOOMAALIYA OO AY KA SOO CELISO GOBALAYSIGA.Saan u qaatay ninku waxuu ka wadaa hadalkaas halaga tanaasulo gobalaysiga oo soomaaliya oo dhan XAMAR HA LAGA WADA XUKUMO.Ninka mudulood ee leh halaga tanaasulo federaalka halmeel buu wax ka fiiriyey.Meeshaas oo ah in ay awooda soomaaliya oo dhan la isugu keeno xamar.Hala isugu keenee soo tan ma aha ay beesha hawiye ku hayaan anagaa xamar si gaara u leh oo kama dhaxayso soomaali oo dhan?Soo xamar ma maamulaan hawiye kaliya?Maamulka xamar waxaa ku amar taagleeya hawiye kaliya.Ina farmaajo waa iska magac u yaal oo awooda xamar hawiyaa haysta.Mudulood intay xasuuqeen shacabkii soomaaliweeyn in ay haddana yiraahdaan hala tir-tiro gobalaysiga waa rayi qaloocan oo waliba nacasnimo ah.Soomaali hal dawlad way ku kala tagtay isuguna soo noqon mayso waayahaan iyo mar dhawtoona.Waayo soomaaliweeyn mar dambe ma aaminayso beesha hawiye.Hawiye soomaali soo baratay wax dambena si gaara ugu dhiiban mayso.That is it.



FEATURED VIDEO

wararkii hore

SAWIRRO: Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo xabsiga ka sii daayay 1,500 maxaabiis

February 22, 2018
Mas’uuliyiinta Maamulka Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa xabsiga ka sii daayay ku dhawaad  1,500 Qof oo ka tirsan ...

Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay musuq maasuqa

February 22, 2018
Musuqmaasuqa ayaa dhibaato weyn ku ah dalalka ku yaalla Afrika ee ka hooseeya saxaaraha Afrika sida ay sheegayso ...

DHAGEYSO: Canshuur laga qaado Shacabka oo aan ku dhicin qasnadda dowladda

February 22, 2018
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa warbaahinta u sheegay in ay jiraan Canshuuro laga qaado Shacabka ...

In ka badan 1,500 oo Jabhada ONLF ah oo laga siideynayo xabsiyada Itoobiya.

February 22, 2018
Wararka ka imaanaya Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in maanta la sii deyn doono in ka badan ...

DAAWO; Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta u dabaal degaya sanadguuradii 48-aad ee aas-aaskooda

February 22, 2018
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaal degaya sanadguuradii 48-aad ee ka soo wareegatay aas-aaskooda,iyadoo munaasabad lagu weynayo ...