Thursday, February 22nd, 2018
.

DHAGAYSO:ONLF Iyo Itoobiya Oo wada hadalo Uga Furmay Nairobi.

,
Published on February 12, 2018 by   ·   1 Comment

Wararka ka imanaya dalka Kenya ayaa sheegaya inay wadahadallo hordhac ah u furmeen ururka ONLF iyo dawladda Itoobiya. Madax ka kala socota labada dhinac ayaa la sheegay inay ku sugan yihiin dalka Kenya. Ilaa hadda ma cadda waxa ay ka wadahadlayaan iyo muddada uu socon doono.

DHAGAYSO

Spread the love
.

Readers Comments (1)

  1. Somali says:

    Mashaa Alaah waa Hal gamayaal soo Hal gamayay mudo ka badan 100sano, caalamkana MA jidho umad u aqoonsan argagixiso ilaa iyo dowladan Rimay gacmeedka mooyaane.wada hadalka aay gumaaystaha madoow kula jiraan waxaa bud dhig u ah fara galinta qaawan aay somalida ku Hayaan gumaaystaha madoow,iyaguna waxaay dhiibayaan Hal doorkii soo magan galay,waa kaaf iyo Kala dheeri,taariiqda ayaa xusi doonta maal Maha soo socdane waxaa LA sii Daayn doonaa C KARIIN QALBI DHAGAX,waa waji gabaxii ugu xumaa oo aay LA kulanto dowladan fadhiidka ah ee wardhiiglaay fadhida,NIN MUSLIM SHEEGANAYA HA KU DHIIBO,GAALNA HA KU SII DAAYO WAA IIMAAN XUMO HALKII UGU SARAAYSAY



FEATURED VIDEO

wararkii hore

SAWIRRO: Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo xabsiga ka sii daayay 1,500 maxaabiis

February 22, 2018
Mas’uuliyiinta Maamulka Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa xabsiga ka sii daayay ku dhawaad  1,500 Qof oo ka tirsan ...

Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay musuq maasuqa

February 22, 2018
Musuqmaasuqa ayaa dhibaato weyn ku ah dalalka ku yaalla Afrika ee ka hooseeya saxaaraha Afrika sida ay sheegayso ...

DHAGEYSO: Canshuur laga qaado Shacabka oo aan ku dhicin qasnadda dowladda

February 22, 2018
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa warbaahinta u sheegay in ay jiraan Canshuuro laga qaado Shacabka ...

In ka badan 1,500 oo Jabhada ONLF ah oo laga siideynayo xabsiyada Itoobiya.

February 22, 2018
Wararka ka imaanaya Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in maanta la sii deyn doono in ka badan ...

DAAWO; Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta u dabaal degaya sanadguuradii 48-aad ee aas-aaskooda

February 22, 2018
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaal degaya sanadguuradii 48-aad ee ka soo wareegatay aas-aaskooda,iyadoo munaasabad lagu weynayo ...