DAAWO VIDEO:Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa”

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Qarjab Ayaa Sheegay Inay Soomaliland tahay Shabaab Ayna Ul;a dagaalamayaan Sida Shabaabka Oo kale Ciidamadoodana Diyaar Garow Kujiraan.

Halkani Riix Video Daawo

cabdi Xirsi Qarjab Ayaa ka Hadlay xaalada Tukaraq Iyo dagaalka Soomaliland Iyo Puntland waxana Uu Sheegay Puntland Inuu Dulqaadkii ka Dhamaaday.

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

15 Comments

  1. War dadkaan reer Soomaaliland la leeyahay goormee na baran doonaan haddaanu nahay reer Puntland.
    War annagu waxaanu nahay reer Puntland. Ninkii na yaqaan waa na yaqaan ninkaan na aqooninna waan isu sheegnaa.
    War annaga hadaanu nahay reer Puntland waxaa noola yaqaan “Inna Libaax sanka taabte” ama ” Inna Shabeel u shalleeye” . Soo magaran????
    Marka reer Soomaalilaanoow cagaha dhulka dhiga ee Libaaxa jiifa ha isku kicine. Hadii kale waad ka sheekeen doontiin waxii idin ku dhaco.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    Shaaciro.com

  2. Kkkkkk aan kuugu daro markii aay shirka jaar’idka qabanayaan xataa Uma jeestaan dhanka aay somaliland ka xigto cabsi aay ka qabaan darteed,kkkkkk waxaayna ku leeyihiin waan dagaalamaaynaa,kkkkkkk faroole ayaa next week u socda dowlada somaliland kkkk kkkk war gacantaad goyn kari waaydo waa la dhunkaa ee ordaha somaliland soo dhunkada soona raali galiya sidii cali ordaaye,kkkkkkk kaftan.com

  3. kkkkkkkkkkkkkkkkk Alla Beerka. KKKKK

    Hadii dhinaca Soomaaliland u jeesan karin, Muqdishana uma jeesan karaanee tolow ma dhinaca Hindiya xigta meey u jeestaan. KKKKKKKKKKKKKK

    Beerka, Beerka. KKKKKKKKKKKKK

  4. Ali Mohamed, nimankan waxaa fahmay salaad cali jeele isagu carabta ma aado,hadii uu maqlo waxaa loo socdaa ilama xabuusheekii reer bariga ahaa boorsooyinkiisa waa u diyaar,kkkkkkkk xooga ayuu u shactaraaynayaa xisaab fiican ayuu ka soo qadayaa waa dhag, iyaguna madaxwaaynaha isagaay ka jecelyihiin,kkkkk waa nin fahmay u fiirso hadiiba la aadayo qoomkaan waa uu taagan yahay kkkkkkk

  5. Horta ma ila aragtay. KKKKKKKKKKKK
    Madaxweynaha xataa asagee ka jecelyahiin. KKKKKKKK
    Waa xariif fahmay Ilma Xabusheetka. Waxaa la yiri sida lacagta la siinaayo kaligiis ku noqdo waxuu dadka marka hore ugu sheekeeyay aniga uma socdo laakiin sacadihii ugu dambeyay ayuu ka soo dhuuntay.
    kkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Shariif Sh axmad ayaa waxaa ka sheekeeyay Arin qosol badan waa xiligii aay isku dheceen isga iyo kooxdiisa,waxaa uu yiri waxaa ii yimid nin waxaa uu I yiri war waan wareernay ee sheeqow wax noo sheeg,kuwan waxaay na leeyihiin kaadida qiblada ha ula jeesanin hana u dubar jeedinin,ee sheeqoow halkee loo jeestaa markaas ayuu yiri cirka u jeeso,kkkkk

  7. Kkkkk hada ALI MAXAMADOOW KUWAN WAA IN SHIRKOODA JARAAID AAY CIRKA ULA JEESTAAN IYAGALEE HA KU NIJAASOOBAANEE,KKKKKK KKKK

  8. War hala kala helo, dadkii faanka badnaa maanta oo kale qandhaa qabata, meeye waa iyagii laga joogi waayaye, waxaa beri hore la yiri nin faan badan runtu waran way kaga daran tahay.

    waalidii casayd halkay keentay eega iyo sidaanay waxba ugu tarin, waar ragga baarixigii yaa waalaye mid freesha ah siida deedna gawaadhi iyo maxaabiisa ahaan ugu raran u xawli xaga xamar ileyn iyagoo qudhun ka da’ayo kuma laaban karaan qoysaskoodii.

  9. To: Somali

    KKKKKKKKKKKKKKKKKK
    War ninyahoo waxaad ileen aheed qof maadees miiran oo shekooyinkaan oo kale hadii aad haysid maxaad mar hore noogu sheegi weyday. KKKKKKKKKKKKK
    Wallahi si qalbi ah aad iga qoslisiisay maanta.

    Waxaad i soo xasuusisay wiil aan dhalay oo kutub raacan jiray ayaa waxaan aragnay musqulaha guriga mid ka mid ah ayuu diiday in uu galo markii dambe waxuun nagu yiri qeybta fadhiga waxeey u jeedaa Qiblada sidaas ayaan musqushaas u gelin. KKKKKKK

    Haddaad sheekadaan mar hore ii sheegi laheed wiil keyga waxaan ku dhihi lahaa kor u kaadi. KKKKKKK
    Sida reer Puntland. KKKKKKKKKK

  10. Kkkk kkkk kuwan ilma xabuusheedka ah jabka wuxuu kaga soo bilaawday xiligii aay wadanka itopiaka aay keeneen wixii ka dambeeyay waxaa ugu xigay xiligii mamulka kismayo la yagleelay,iyaga ayaa rabay in aay axmad madoobe cirka u kaadi aay yiraajdaan waa uu ku fahmafahma iyagii ayuu cirka u kaadiyay yiri,waxaa ugu xigtay markii aay GALMUDUG saxiixeen oo hadane aay diideen kabash kabashtii ayaa ka dhamaatay,tii lasa caano ayaa ugu xigtay siyaasadii oo aay ku wareereen,waxaa u raacday JAREERKII ka soo daahiray boosaaso anigu maciisa ma aqaane, waxaa u danbaayday tukaraq,kkkk hada ayagoon cidna u dirin ayay cirka u kaadinayaan nijaasta,kkkk kkkkk kaftan.com

  11. To: Somali

    Waan kuugu raacsanahay warkaada intiisa badan oo wax yar kaliya ayaan ku xasuusinayaa.
    Anniga waxeey ila tahay Ilma Xabuusheedka jabka ugu horeeyay waxuu ahaa Cinqilaabkii dhicisoobey eey ku qaadeen dowladdi Siyaad Barre. Ka dibna damacooda gaarka iyo cadow kalkaalnimadooda waxaa banaanka keenay ina Siyaad Barre oo Soomaali dhan tusay indhahana ku toosiyay.
    Jabka ku xiga oo aad iyo aad u sameeyay oo wali eey qaadan la’yahiin waa Federalismka ee looga soo dhiibay Ethiopia.
    Federalismka dagaal ahaan weey ku bad baadeen laakiin waxuu ka shifay dhulka qarraxa ee deggan yahiin iyo tiradooda yar iyo ayagoo been gaalada ugu sheekeen jiray talada dalka in ayaga laga tashto.
    Gaalada ayaa maanta waxeey ogaatay beenti loo sheegi jiray haddana aragtay qabiil walbo deegaankiisa iyo quwaddiisa, hadii ee meel dan ka leeyahiin waxeey ogyahiin meesha eey kala tashanayaan iyo qabiilka ee la xariirayaan no more beentii Majeerteen.
    Haddana waxaa cad xadkooda in uu yahay meel 30 km u jirta Garoowe oo la yiraah Tukaraq.
    Ilama Xabuusheed sidee hadda yahiin in eey ka si hoosmaraan maahane waqtigoodi waxuu ahaa shalay. Hadda waxaa u harsan kaliya in walaalahood dhiig wada sheegta si daacad ah kula noolaadaan.
    Waa hadii eey gartaan.
    No more siyaasiyiinta Maxamuud Saleebaan dhul Soomaaliyeed markale gattaan.
    Dhul Soomaaliyeed ma jiro waxaa jiro dhul Qabiil Qabiil loo qeybiyay.

  12. Ali Mohamed

    Dhana waan ka shaqaynayay dhana waan idinka soo jaleecayay adiga iyo Somali. Bogan walaahi maan rabin inaan idinka ka dhex galo waayo hadal sadexaad oo lagu soo dhextuuraa wax buu dhabqin doonaabaa islahaa. Ileyn jiibta iyo jaanta ayaad isla heyseene. kkkkkkk Aad baad qosolkii iiga dhamayseen. kkkkkk

    Laakiinse aan in yar adna ku saxee, Xadka Puntland iyo Somaliland Garoowe 5 mile buu u jiraa waana halka lagu socdo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*