Thursday, February 22nd, 2018
.

DAAWO VIDEO:Soomaliland”Laascaanood Iyo Garoowe Mid Ayaa Qaxi Doona”

,
Published on January 16, 2018 by   ·   6 Comments

Maamulka Soomaliland Ayaa Mar kale ka Hadlay dagaalka Xiisada  Tukaraq waxayna Sheegeen Inay Mid Uun Qaxi Doonaan Laascaanood Iyo Garoowe Dagaalna Qaadi Doonaan.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Siyaasin kasoo Jeeda Gobolka Sool Oo ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Ayaa Sheegtay Inay  Puntland U Sheegayaan Inaysan Duulaan Ku Ahayn Boosaaso Ama Garoowe lakiin Puntland hada Doonayso dagaal Ay la Galaan.

Spread the love
.

Readers Comments (6)

  1. Atoore says:

    ASC.
    Habar Awal iyo Habar jeclo deegaan iyo dhalasho midna kuma leh Laascaanood iyo nawaaxigiisa.Qiilka ay haystaan labadaas beelood waa Ingiriis baa na siiyey ardigaas beesha Daarood.TAASINA waa riyo iyo qaraw.Soomaali horay uma soo marin dhul ay beelu leedahay in ay iska qaadato beelkale oo soomaali ah.
    Calaa kulli xaal waa muhiim in laga wada shaqeeyo nabada iyo xasiloonida.

  2. Cismaan Cawad says:

    ISBAHAYSIGA Awal iyo Jeclo waxaa ka muuqda in ay galaada sidooda u fikiraan oo una dhaqmayaan xaqiiqdii. Dadka muslimiinta ahi waxaa ay ogsoon yihiin in aanu Eebbe raalli ka ahaan karin dad aan waxba galabsanin in dulmi iyo xaq darro loogu xadgudbo.

    Taariikhda Islaamka iyo tan dunida kale ayaa macallin ka ah xaqiiqada ah in marka ay dad iyo hoggaankoodu kibirka iyo qooqu ka bato ay aakhirka gacmahooda isku halaagaan oo meel ay ku dambeeyeen la waayo.

    Haddaba huwantan Awal iyo Jeclo ee kibirka iyo qooqu maqiiqinayaan meel daran ayuun bay ku dambeyn doonaan mar aan dheerayn haddii aanay is daba qabanin. Ilaahay dulmiga iyo xaq darrida raalli kuma noqdo oo cawaaqib xumo ayaa laga dhaxlaa. Alla yaa u sheega. Alla yaa ogeysiiya!

  3. Ahmed says:

    Atoore

    Waxa aad u fahmi la’dahay weli waxa kugu qufulan qadiyadii Puntland lagu beeray. Taas oo ah xuduud qabiileed. Weli ma ka fikirtay waxa ay Puntland Gobol dhan badh ugu dhegentahay ooy u diiday in ay Gobolka wada fasaxdo si uu GalMudug uga mid noqdo iyo inay iyadu wada qaadato oo ay tidhaahdo anaga ayuu Gobolkaasi naga tirsan yahay?

    Hadaba aan anigu kuu faaleeyee waxa ay Puntland isku koobtaa inta ay is leedahay qabiilada aad tirsanayso ayaa degga. Adiguna intaas iyo sheekadaas ayuunbaad garanaysaa. kkkkk

    Hadaba Puntland waa labo gobol iyo badh ay weli la cifanayso oo ka degi kari la. kkkkk

    Somaliland xadkeedu waa duleedka Garoowe. Boowe Garoowe uma soo socono hadaan Somaliland nahay. Xitaa ma rabno inaanu si rasmi ah ciidan idiin duldhigno. Xaajadu waxa ay taagan tahay, kantaroolkiina gudaha xadkiina ka samaysta, anana dhankayaga, wax ciidan ahina yaanu jirin. Dadka iyo ganacsiguna ha’isku furnaadaan. Puntland no shido, Puntland no baqo ay ka baqato Somaliland.

    Marka aad intaas fahanto ee ay kaa dhaadhacdo ayaad fahmi doontaa waxa Somaliland luraya iyo mowqifka ay ka taagantahay inay xudeedaheeda Puntland ka sifeyso, xoog ama xeelad kay doonto haku timaadee.

  4. Ali says:

    Shinbir duulduul badan af libaaxbey ka dhex sheekaysaa ugu danbaytii.

    Hooyo hooyo ina canbaashe Jabuuti ayuu carar ku galay yaan sugaynaa isagoo qiic xaga danbe ka siidaynaya.

    waar wuxu orod dheeraa oo hadana oo hadana caruurtii halkaa uu keenay ayuu kaga cararay, maxaabiistooda waxaa loo qaadayaa xabsiga dhexe ee xamar, iyaga iyo cali dheere ha is dugsadeen waaba isku kooxe.

    kkkkkkkkkkk

    Dadood ninkii cudbi hala maaweeliyo yuu nagu waalane.

  5. Somali says:

    Atariisho waxaad tahay ma gudbe adigana waxaad ka hadlaaysaa hebel meeshaan dhul kuma laha,waxaana laguu sheegay in GAROWE laga qaxayo,what Tha fuck are u thinking

  6. Ali says:

    Laascaano waxaa leh dhulbahante Garoowe waxaa leh Majeerteen waase degaan Harti anigu waxaan leeyahay cidna cid kama qaxineyso reer Laascaanood haday tgaan Groowe waa leeyihiin Reer Garoowe hadii ay tagaan Laascaano lagama laha ee riyada iyo ficilka beenta ah ka kaca



FEATURED VIDEO

wararkii hore

SAWIRRO: Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo xabsiga ka sii daayay 1,500 maxaabiis

February 22, 2018
Mas’uuliyiinta Maamulka Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa xabsiga ka sii daayay ku dhawaad  1,500 Qof oo ka tirsan ...

Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay musuq maasuqa

February 22, 2018
Musuqmaasuqa ayaa dhibaato weyn ku ah dalalka ku yaalla Afrika ee ka hooseeya saxaaraha Afrika sida ay sheegayso ...

DHAGEYSO: Canshuur laga qaado Shacabka oo aan ku dhicin qasnadda dowladda

February 22, 2018
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa warbaahinta u sheegay in ay jiraan Canshuuro laga qaado Shacabka ...

In ka badan 1,500 oo Jabhada ONLF ah oo laga siideynayo xabsiyada Itoobiya.

February 22, 2018
Wararka ka imaanaya Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in maanta la sii deyn doono in ka badan ...

DAAWO; Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta u dabaal degaya sanadguuradii 48-aad ee aas-aaskooda

February 22, 2018
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaal degaya sanadguuradii 48-aad ee ka soo wareegatay aas-aaskooda,iyadoo munaasabad lagu weynayo ...