DAAWO VIDEO:DEG DEG Turkiga Oo balan qaaday Soomaaliya Inay Afrika Hormuud u Noqon Doonto.

Dowlada Turkiga Oo Siiwada Horumarinta Ganacsiga Ay la Leedahay Inay Hordhiyaan,Isla Markaasina La saxeexday Dalka Soomaaliya Heshiiskii Ugu Balaadjhnaa Oo Dhanka ganacsiga Ah.

Dowlada Turkiga Ayaa Sheegtay Inay Inay 2018 Balaadhinayso Horumarinta Soomaaliya,waxayna qaadan Doonta Dhoofinta Xoolaha ,Qudaarta Iyo Kaluunka Soomaaliya Si Ay U samayso Warshado Soomaaliya Leedahay Oo gaadha Suuqyada Caalamiga Ah.

halkani Riix Video Muuqaalka

Marqaan Media Group.

Kala Xirir.

Email:Saxafi12@gmail.com

8 Comments

  1. TURKEY OO FAHMAY HAWIYAHA KOONFURTA MOGADISHO IN AY DAACAD U AHAYN DALKA & DADKA SOOMAALIYEED SABABTA WAXAA BOOQASHADII
    UU FARMAAJO KU TAGAY GOBOLLADA DALKA AYAA
    TURKEY U IFTIMEYEY HORUMARKA GOBOLLADA KA SOCODA TAASI WAXAA MARKHAATI U AH SAFIIRKA
    TURKEY U FADHIYA SOOMAALIYA” BALAN QAADAY
    IN GOBOLLADA DALKA KA HOWL-GALI-DOONAA.
    —————————————-
    BEENTII & HUUHAADII & AYAAD MOODAA IN AY MEESHA KA SII BAXEYSO MAANTA.
    ——————————————

  2. ASc.
    KU:Oday Ali Muxammad.
    Waan u jeedaa in aad ku faraxday hadalka laga soo sheegay dawlada Turgiga.Maxaase laga faa’iidayaa waxa ay turgi keeni doonto haddii ad Caliyoow biliqaysanaysaan waxkasta oo Xamar la keeno.War bililiqo waxaan ahayn malaha idin maba deeqaan.Bililiqo iyo Isbaaro baa la idin ku imtixaamay amarka Ilaahay.Ku hanbaasi maysaa xalaasha.Dadkoo dhanse ma aha ee waa inta Ali Muxammad la fakar ah.Boob,Bililiqo iyo Isbaaro mar bay xamar ka ahaayeen shaqooyinka ugu fiican xamar oo uusan heli karin ninka itaal yaru.Fadhi-ku Dirir dhab ha moodin.

  3. atoore
    umadd dhan baad u geftey maanta dib u dhis baa bilaabmay cali maxamed na mashalaah waxaan ahayn ma uu qorin maxaa kaa si ah
    horumariinta soomaaliya waa mid na farxad gelinaysa .gobol walbana wuu dhismayaa ma noqon doonto soomaaliyadii hore raqba waa ku rageeda .

  4. Wcww Ma Gudbe.

    Nacam waan ku farxay aad iyo aad waxaana rajeynayaa in dad badan sidaas oo kale ku farxi doonaan kuwa caloosah ka bukana oo aad adigu ugu horeysid waxaan Ilaahay ugu baryayaa in uu caafimaad siiyo. Aamiin.

    Ma Gudbe adiga waxaad wali taagan tahay 1991.

    Waxaa kaa dambeeyay oo aad indhaha ka qarsaneysid waxaa ka mid ah:

    Turkiga oo dhisay Dugsiyo Cusub iyo dayactir kuwii hore. Isbitaalo cusub iyo dayactir kuwii hore. Jidadkii magaalada halbowlaha u ahayd oo dayactir lagu sameeyay. Waxaas oo idil waxaa ku nool oo ku istareexo qofkasto oo Soomaali ah oo Muqdisha yimaado.

    Marka Bililiqo iyo Sbaaro reer Muqdisho wey iloobeen.
    Adiga ayaa reer Muqdisho sharaftooda meeshaan maalin walba ku bililiqeysto oo waxaad Sbaaro kuu taala All Marqaan News. KKKKKKKK

    Haddana Turkiga hadii uu ballan qaaday wax soo saarkii dadka Koonfur in uu dibedda suuq geenaayo waa waxii kaliya naga dhimanaa oo aan ku duuli laheen.
    Waa la noqonayaa ee dib baa loo noqonayaa.
    Adigana iyo Sbaaradaada All Marqaa News la fadhi. KKKK

    Reer Tolkaadi ee aad ka dhallatay Maxamuud Saleebaan ayagana Biliqada ha joojiyaan eey ku haayaan deegaanka Puntland siibo Cali Saleebaan. Dekeddii in aad Sbaaro dhigateen oo 30 sano soo socoto bililiqo idin kaaga soconeeso.

    Tuuganimadi aad koonfur ku hayseen oo la idiin kaaga soo eryay ayaad la tagteen Boosaaso iyo deegaanka Puntland ayada waqti dhow dabada ayaa la idin ka soo galayaa waxaana ku dambeyn doontiin Qardho, Garoowe iyo Nus Gaalkacyo.

    Ma Gudbe dhibka ku haysto waxa weeye Shalay iyo Maanta ma kala taqaanid.

  5. Ma Gudbe

    Waxaan iloobay oo kale kii ina adeerkaa Cumar Cabdirashiid in uu isbaaradiisa la fadhiyo Cimaaraadka oo asagoo meeshaas joogo ka wada bililiqada uu ku haayo badaha iyo dekedaha dalka.
    Oo waxaas ceebtiisa ma aha waa caado eey leeyahiin faraca uu ka soo jeedo.
    Cali Yuusuf Keenadii oo awoowgiisa ahaa dhulka Talyaani mushaar ugu qaadan jiray.
    Cabdirashiid Cali Sharmaanrke oo aabihiis ahaa oo dhulkii NFD Kenya ku wareejiyay intuu Madaxweynaha ahaa.
    Cumar waxuu suubiya kaagama sheekeynaayi oo waad la socota bililiqada dalka uu ku haayo.

    Marka Ma Gudbe hadii adiga reer tolkaa bililiqadooda indha ka qarsatay waxaan kuu sheegaa waqtigii Ummadda Soomaaliyeed beenta loo sheegi jiray waa la soo dhaafay.

    No more Maxamuud Saleebaan Bililiqo walaa Puntland ayaan ugu daba tageenaa.

  6. Sc,bacdu sallan soomaalida xalaasha ah weey ku farxayaan hadii hal laami laga dhiso ciideena meel ka mid,waayo waa wallaalkeey soomaali muslim igu luuqad igu dhaqan igu jinsi damiir dhinac kasta,soomaalaay ka talaabsada hadalkaan xurgufta xun ee aad wadaan 28 sano,maxaan ka faaiidnay oo qaxooti geeri gaajo qax bur bur iyo cudur aan aheeyn bal ii sheega?wallalayaal waan dhaqaaqnay waan midoownay aniga shilinkeeyga waxaan ogalahay in uu wallalkeey ii cuno ana aan gaajoodo oo la isu samro oon la is gees yaacin laka maseeyrin la is xasdin soo intaaba camal shaydaan in uu yahay ma ogadin mise ma aaminsanidin diita allah?war is jeclaada oo aan dhisano waxayaga,cadaw nagu filan wa haysanaa hada cadiow rabtaan kuwaaas u midooba soomaalay,Guul iyo Gobonimo soomaalaa leh,alloow dadkayga u hiili.aamiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*