DAAWO VIDEO+SAWIRADA:Boosaaso Oo Taarikh Soodhaweyn Ugu Sareysey U Sameeyey Madaxweyne farmaajo

Madaxweynaha ayaa sheegay in sanadkan 2018 uu noqonayo sanadkii dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed, safarkiisuna uu salka ku hayo nabadeynta iyo la tashiga shacabka.

halkani Riix Video

Madaxweyne Farmaajo ayaa inta uu safarka ku jiray waxa uu dhagax dhigay wajiga labaad ee waddo laami ah isku xireysa Ceel Daahir iyo Ceergaabo. Halka uu Deegaanka Kalabeyr ka dhagax dhigay waddo isku xiri doonta deegaankaas iyo Degmada Beyla ee Gobolka Bari.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*