Sunday, January 21st, 2018
.

DAAWO VIDEO:sanad Guurada Lixaad Ee Khaatumo Oo london Laga Xusay.

,
Published on January 14, 2018 by   ·   1 Comment

Waxaanu idin soo gudbinaynaa hordhaca xafladii loogu dabaaldegayey sanadguuradii lixaad ee Khaatumo state of somalia, laguna qabtay magaalada Londoncaasimada wadanka Ingiriiska taariikhdu markay ahayd 12/01/2018, sababta ugu weyn ee xafladani loo qabtay ayaa ahayd in ummada soomaaliyeed loo
muujiyo in aanay Khaatumada xalaasha ahi aanay ku biirin maamul beeleedka Somaliland.


Hadaba barnaamijkaasi oo aanu idin soo wadno isagoo dhamaystiran waxaanu jeclaysanay in aanu in hordhaca idin soo baahino iyo weliba hees
habeenkaasi goobta laga qaaday oo murtiyeysan meeshay ku socotana idinkaan idin dhaafayaa….

Sidoo kale waxaanu ugu talagalnay in aan lagu hungoobin xaflad ku sheeg ay meelahaasi la warwareegayaan kooxda durbaanada qabiilaysan u tunta CAYNABO GROUP.

Halkani Riix Video

.

Readers Comments (1)

  1. Atoore says:

    Waa sanad guuradii lixaad ee magaca Khatumo.Waa arin soomaali iyo soomaliyaba ku cusub in la xuso magac an la aqoon meeshuu dagan yahay iyo waxa lagu qabto.Malaha dadbaa magacaas kaliyu naruuro u yahay.



FEATURED VIDEO

wararkii hore

DAAWO VIDEO:Beesha Ugaadh yahan Oo Ciidamo Ugu badnaa Geeyey Sool Si S/land Ula Dagaalaan Tukaraq.

January 19, 2018
Wararka ka imanaya deegaanka Gadqaboobe ee gobolka sool ayaa sheegaya in ciidamo beeleed beesha ugaadhyahan siyaad ay soo gaadheen deegaanka godqaboobe ...

DAAWO VIDEO:Sir Badan Ee ku Duugan Heesta Bar Bar Waraysi fanaan Omar..

January 18, 2018
Waca Baryahani qabsaday Baraha Bulshada Hees Lagu magacabo bar bar Oo Dhawaan Soo Duubayeen fanaanin caan Ah iyo ...

DAAWO VIDEO:Cali Khaliif Yaa Laascaanood ku Soo Dhaweeyey 18 Sano ka dib Iyo Soodhaweyn la’aan.

January 18, 2018
Cali khaliif Galaydh Ayaa Mudo badan kadib Heshiiskii Uu Kula Heshiiyey Soomaliland waxa Uu tagey magaalada Laascaanood Isaga ...

DAAWO VIDEO:Banaan Baxyadii Cadaado Ee Shirka MD Farmaajo Dhuuramareeb Looga Soo Horjeedey

January 18, 2018
Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud maanta oo Khamiis ah ka dhacay Banaanbax looga soo horjeedo shirweynaha Galmudug iyo ...

DAAWO VIDEO:Sida Cajiiba MD Gaas Dhuusamareeb Loogu Sameeyey”Wiilkayagiiyow Soodhawoow”

January 17, 2018
Madaxweyne Gaas ayaa waxaa Dhuusamareeb si wadajir ah ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo ...