DEG DEG+SAWIRO; Madaxweynaha Soomaaliya oo goordhow gaaray Koonfurta Gaalkacyo & si weyn oo loo soo dhoweeyay

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka ambabaxay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug.

Soo dhaweynta Madaxweynaha ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug sida Madaxweynaha Galmudug, Wasiiro, iyo Xildhibaano.

Shacab aad u fara badan oo lulaya calanka Soomaaliya ayaa isugu soo baxay Koonfurta magaalada Gaalkacyo,kuwaasi oo si aad ah ugu fara

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*