maqal iyo muuqaal

Imaraadka oo Garo Galin Maraykanka Lagu eedeyey

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay inaysan isku dayin inay faro-gelin ku sameyso doorashadii madaxtinimo ee Mareykanka ka dhacday 2016, ayada oo taageereysa Donald Trump. Wasiiru dowlaha arrimaha dibedda Anwar Gargash ayaa arrintan ku beeniyey qoraal […]