Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay warqadaha danjiranimo Safiirka Dalka Qatar ee loo soo Magacabay Soomaaliya Xasan Xamsa Asad.Danjire Xamsa ayaa Madaxweyne Farmaajo u gudbiyay salaan uu uga siday […]
Gabar lix bilood jir ah ayaa lagu kufsaday laguna dilay gobolka Madhya Pradesh ee dalka Hindiya, falkaasi oo noqonaya kii ugu dambeeyay falal taxana aha oo kufsi loogu geystay caruur badan oo dalkaasi ku sugan, […]
Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in goordhow xabsiga laga sii daayay Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow kadib markii uu labadii maalmood ee la soo dhaafay uu xabsi ku jirey.Lama oga sababta dhabta ah ee […]
HALKAN KADAAWO MUUQAALKA QOSOLKA BADAN
Hal Guuto oo ka tirsan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo u tababaran si gaar ah ayaa lagu diyaariyey Kuliyadda Jeneraal Goordan oo markii hore aheyd Dugsiga tababarrada ee ay gacanta ku hayeen macallimiin ka socotay […]
Siyaasiga Faarax Macalin Ayaa Tagey Muqdisho iyadoona Siweyn loogu Soodhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Aadan cade ee magaalada Muqdiso,Faarax Macalin Ayaa waxa Siweyn Muqdisho Ugu Soodhaweeyey Masuulin Dowlada Soomaaliya . Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Maxamed Cabdulalahi […]
by marqaan in maqal iyo muuqaal 1
@Marqaanmedia.com